
|
القرآن الكريم
مدة القرآن( mudada lagu dhamaynayo)
علم التجويد ( cilmiga tajwiidka )
|
|
علم القراءت القرآن ( cilmiga qiraa’aadka qur’aanka )
|
|
سيرة الرسول ( siiradii Nabiga )
عقيدة ( caqiidah )
|
|
اللغة العربية ( luqadda carabiga )
النحوة ( naxwa )
|
|
الفقه ( fiqiga )
|
|
حديث ( XADIISKa )
|
Haddii aad u baahan tahay inaad nala soo hadasho fadlan nagala soo xidhiidh
Administrator:
Mobile : +14155980253
Line: +15672654006
Mobile: +252 63 4401000
Skype name: macalimqaasim
E-mail: aburuqiya10@hotmail.com
--> Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.
--> Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.
--> Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo duruustii Shaqo Guri.
--> Waalidiinta haddii aan dhib la soo darsin waa inay si joogto ah u soo xaadiran fasalka guriga.
--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv, Phone iwm la iska xidhaa.
---> Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka
---> Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
---> Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
---> Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga loo dhigaayo & heerka uu joogo..
---> Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.
---> Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
---> Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
---> Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
---> Ka qayb qaado tartanka barashada diinta ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.