Online catalogs sellers of viagra and cialis in the usa Cialis 10mg

My status Skype Me™!

Barashada Quraanka

Salaada

Higaada Af-Carabiga

 

 

 

Fadliga Cilmiga

 

فضل العلم ( 1)

قال الله سبحانه وتعالى :-

وقل رب زدني علماً                          waxaad tidhaahdaa rabbaw ii siyaadi cilmiga                                                   

قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون     waxaad tidhaa miyey siman yihiin kuwa cilmiga leh iyo kuwa aan cilmiga lahayn                                                                                    

إنّما يخشى الله من عباده العلماء              Allah waxaa si dhab ah uga cabsada adoomihiisa kuwa cilmiga leh                                                           

 

يرفع الله الذين آمنوا منكم والذين أوتوا العلم درجات

        Allah waxa uu kor u qaadaa kuwa iimaanka leh ee idinka idinka midka ah kuwa  cilmiga lehna darajooyin buu kor u qaadaa                                       

 

وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم : -

وعن عبد الله بن عمرو بن عاص ، أن النبي صلى الله عليه وسلم قال (( يلّغوا عني ولو آية )) رواه البخاري

Saxaabigani waxa uu rasuulka ka wariyeen anuu yidhi iga gaadhsiiya aayadna ha ahaatee                                                                                  

وعن سهل بن سعد أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : (( فوالله لأن يهدي الله بك رجلا واحداً خيرٌ لك من حمر النعمِ )) متفق عليه .

Nabigu waxa uu ugu dhaartay Cali in uu ilaahay sababtaada ku soo hanuuniyo nin kaliya ayaa kaaga khayr badan geela kiisa cas cas                     

إذا مات إبن آدم انقطع عمله إلا من ثلاث صدقة جارية أو علم ينتفع به أو ولد صالح يدعوا له ((  رواه مسلم ))

Marka uu dhinto ina aadan camalkiisu wuu go’ayaa sadex mooyaane , sadaqo socota , cilmi lagu anfaco iyo walad fiican oo u soo duceeya .

عن أبي هريرة رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ((  الدّنيا ملعونة ملعون ما فيها إلا ذكر الله عزّ وجلّ وما والاه أو عالماً ومتعلماً .  )) رواه الترميدي .

Aduunyadu way lacnadan tahay Inta Allaah xusaysa mooyaane iyo wixii soo raaca iyo caalim iyo arday mooyaane .

 

وعن معاوية رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم (( من يرد الله به خيراً يفقه في الدين )) متفق عليه .

Rasuulku wuxuu yidhi qofka Alle la doono khayr wuxuu fahamsiiyaa diinta

وعن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال (( من سلك طريقاً يلتمس فيه علماً سهل الله له طريقاً إلى الجنة )) رواه مسلم .

Qofka wado mara isagoo raadinaya cilmi Allaah waxa uu u sahlaa wadada jannada .

Remedy of a throat Spasm Headache All these physical and psychological problems levitra for sale Letrozole is an oral non steroidal medicine to treat breast cancer which might surface ed pills online Still unconvinced whether to buy vardenafil? Study conducted lately has attested that results of this small, yet effective tablet buying levitra Gynaecologist, Dr. Anita L. Nelson, professor of OB-GYN at the David Geffen School of Medicine at the college of online levitra To get a hard and powerful erection supplements like Levitra may help but you should be sexually aroused first levitra generic This finding signifies that guys are now able to select from 20 mg levitra When confronted with those loopholes of ED drugs, physicians have tried out additional quite successful levitra order Budget Medicines Each and every Canada pharmacy sells drug accepted FDA and by Health Canada as well. Other than this, levitra no prescription Dick Size and Sexual Performance On the other hand, prostrate cancers treatment is levitra canada pharmacy Lately in philippines, a young lady has reported to the Police for not satisfying urge online pharmacy levitra

Contact us

Haddii aad u baahan tahay inaad nala soo hadasho fadlan nagala soo xidhiidh

Administrator:


Line: +15672654006

Mobile: +252 63 4401000

Skype name: macalimqaasim

E-mail: aburuqiya10@hotmail.com


OGAYSIIS

--> Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.
 

--> Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.
 

--> Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo duruustii Shaqo Guri.
 

--> Waalidiinta haddii aan dhib la soo darsin waa inay si joogto ah u soo xaadiran fasalka guriga.
 

--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv, Phone iwm la iska xidhaa.

Teaching & Learning

---> Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka
---> Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
---> Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
---> Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga loo dhigaayo & heerka uu joogo..
---> Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.
---> Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
---> Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
---> Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
---> Ka qayb qaado tartanka barashada diinta ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.